Waxa hakad galay dhawrkii maalin ee u dambeeyay iswaydaarsigii maxbiista Xamaas iyo israa,iil’
qoloba qoladda kale wayka biyo-diidsantahay habka ay u maareyneyso isdhaafsiga maxbiista,
fiiro gaar ah waxa khatar ku jira heshiiskii ay qaramadda midoobeeye garwadeenka ka ahayd ee xabad joojinta barriga dhexe inuu burburo, ma jirto heshiis dambe oo la rajeyn doono haddii uu burbur ku yimaado kani,
Hubaal waxa ah in aysan colaadda carabta iyo mida israa,iiliyiinta is taageyn inta xududuhu deriska yihiin ayna ree galbeedku caawinayaan dowladda israa,iil