Daraasaad aynu ku Sameynay magaca ridwaan ayaa noqday mid ay la baxaan ragga boqolkiiba Sagaashan, 90%
waxa jiro dhowr magac oo ay wadaagaan ragga iyo dumarka Si kale hadeynu u dhigno waxa jira magacyo ay lawada baxaan ragga iyo dumarka, oo kulmiya haddii aad aragto ciiwaan magacaas ku Sameysan haku degdegin oo dumar ahaan ha ola dhaqmin adigoon hubsan,
xamdi waa magac dheddig labkana isticmaalo laakiin kuma badna labka oo boqolkiiba Sagaashan, 90% waxa mulkiyad u leh hablaha,
dhallinyaradda haatan isticmaasha baraha bulshadda kuwoodda labka ah ayaa ciiwaanadda ay ku Sameysanyihiin magacyaddaas kala kulmo aqabado Saameyn Togan ku reebba maskaxdoodda, iyo raadinta qofkooda….
Riyo, Ceebla iyo maryama, waa magacyo gaar ah dheddiga ayaanna isticmaala badanaa”
