xaalada Amni ee soomaliya ayaa 75% sii xumaanaysa kadib markii ay Aragti siyaasadeed khilaaf horleh soo kala dhaxgalay dowladda iyo xisbiyadda mucaaradka, arrimaha ugu badan ee haatan ka taagan muqdisho waa ismari-waaga doorashooyinka in aan laga heshiinin nooca doorasho, waxa lafilaya in bisha ay kullamo iyo shirar muhiim ah yeelan doonan hugaannadda mucaaradka kuwa maamuladda iyo qaar kamid ah maaxdii hore,
Madaxweynaha Dowladda Puntand Siciid Cabdullahi Deni ayaa ku baaqay madal-wadatashi ah oo ay yeelan doonan madaxda soomaliyeed, culima-u diinta iyo dhammaan dadka indheer-garadka ah