Waa Kuma dilaagga qarsoon?

Sannadkii 2013kii Hay,adda (NISA) ayaa ku qabatay Magaladda luuq-ganaane Mohamed Abdullahi Hassan, loona yaqaanay wakhtigaas (Abuu-ayaan) waxa uu ahaa Arday Xerow ah oo Kutubta Qur,aanka ka raacda Masaajiida Magaladda luuq” Maamulka Magaladda oo Uu Hugaanka u hayay Ururka Ehlu-Sunna ayaa ka furdaamiyay (Abuu-ayaan) Halkaas ayeyna (NISA) KU Fasaxday Walow Markii danbe loo dhoofiyay Magaladda Baydhaba Ee Xarunta Gobolka Baay, Koonfur-galbeed”

Sawirka waa 2019kii mar uu ahaa daaci Ehlu-Sunna ah oo Fikirka Ururkii Sheekh Shaakir ku beera barbaarta Magaladda kismaayo, Walow dadka ree Jubbooyinka ay yihiin dad dowlladnimadda jecel kana fog Ururradda private ka ah, Ma hubo tiradda dadka uu Soo Xero galiyay, Tan iyo intuusan Noqonin Xubin-dowlladdeed,

Hadda Mareykanka ayuu ugu jiraa liiska-madow, waxaana dulsaaran lacagaha qalaad ee loo yaqaano Dollar ka 💵 Warbixinta (Abuu-ayaan waxaan baahin doonaa bisha lixaad shanteedda hadduu Eebbe Idmo iyadoo maqal iyo muuqaal ah Website-yadda iyo Yuutuberadda ayaad kaga bogan doontaan iyadoo Saddex Luuqaddood ku baxaysa Xogtiisa iyo Macluumaadkiisa Saxda ah”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top