Tan iyo bishii Jannaayo,2023kii waxa geeriyoodday Sarakiishii abid ugu badnayd oo ku dhimatay furimaha hore illaa magaallooyin Nabbad ah, dowladda soomaliya qorshe Xumi Miyey ka tahay geeridda Saraakiisha Mise Askariga Dowladda ayaa As ah, oo gadaal ka Tooganaya Taliyihiisa?
Habka qoriska askarta jadiidka ah ayaa loo Maray hanaan aan hufnayn baaritaana lahayn history-ga qofka loo qaadanaya Askarinimadda dowladdu ma baarto in uu yahay kooxaha argagixiso iyo inkale, Waxa hubaal ah oo aan caad naga Saarnayn in ay isku Milmeen hey,adihii Amniga iyo Kooxaha Argagixiso,
Dowlladda Federaalka “Gabi ayey ka laa-laadaa Waxaana Wiiqmay awooddii-Ciidan iyo Hanaankii hugaamineed, halis ayaa loogu jiraa in halmar Caynwareegto Marxaladda Soomaaliya Kooxuhuna Si Sahlan kulla Wareeggaan Xukunka dalka,
Indheergaradka dalka haka Tashado Aayaha Ubadkooda?