Ilaalinta badqanka muwaadinka?

Ilaalinta badqabka muwaadinka?

Soomaliya oo wajahaysa xalaad halisteedda wadata shacabka ayaa dowrkan siyaasadda ku milmay lana kala Saftay geesawaynta Siyaasadda iyo madaxda qabaa,iladda masaakiinta iyo muwaadiniinta qaar ayey guryahooda waddooyinka hormara lagu gooyay caro-kaawooyin lagana dhigay aag dagaal iyadoo laysu diyaarinaayo olole doorasho iyo buuq I jiid aan ku jiide ah,

Muqdisho dadka waxey kobcisaa dadka majority-ka iyadoo aysan mudnaanta siinin kuwa minority,-ka halis Amni ayey wajahayaan dadka guryahooda lagu hor dagaalami doono, bilaha soo socda

Hugaaniyeyaasha mucaaradka ayaa isu diyaarinaayo dibadbaxyo iyo dagaal ay la galaan dowladda iyo madaxda xilka hayso ee laftirkooda isu diyaarineysa qabashadda doorasho u gaar ah,

Aamusnaanta beesha caalamka maha mid Sahlan,

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top